Arimaha Bulshada
Ciidamada Dowladda iyo kuwa Amisom oo howlgalkii ugu ballaarnaa si wadajir ah uga fuliyeen Muqdisho.Sawiro
Ciidamada Amaanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Iyo kuwa nabad ilaalinta ee Amisom ayaa howlaglkii ugu ballarnaa ee mudooyinkaan waxa ay si wadajir ah maanta uga sameeyeen
Qeybta Arimaha Bulshada
Warancade”Soomaali sida Carab oo kale waxay noqon kartaa Wadamo yar-yar oo daris ah oo iskaashada”
Siyaasiga Cali Maxamed Waran cadde oo ka mid ah siyaasiinta ugu caansan somaliland oo maanta shir jara’id ku qabtay Magaalada Boorama ee Xarunta Gobolka Awdal
Arimaha Bulshada Archives
Ciidanka Booliska ee Dowladda Federaalka ayaa maanta howlgal ka sameeyay xaafado ka tirsan Magaalada Muqdisho kadib markii habeen hore madaafiic lagu tuuray Xarunta Madaxtooyada dalka Soomaaliya. Ciidamada Booliska ee Dowladda Soomaaliya ...
Banaanbax looga soo horjeedo Mooshinka laga keenay Xukuumadda oo ka dhacay Magaalada Muqdisho.Sawiro - May 21, 2013
Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya waxaa maanta ka dhacay isku soobax ballaaran oo ay ka qeb galeen boqool qof oo ka mid ah dad weynaha ku dhaqan Maagaalada,kuwaasi oo ...
Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliland oo ka jawaabay hadlkii Madaxweynaha Soomaaliya. - May 20, 2013
Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Somaliland Ahna Gudoomiyaha Xisbiga Waddani C/raxmaan Maxamed C/laahi oo maanta shirjara'id ku qabtay Magaalada Hargeysa ayaa waxaa u jawaab ka bixyay hadalkii ka soo yeeray Madaxweynaha Dowladda Federaalka ...
Al-Shabaab oo biyo xireen usameynaysa wabiga Shabeelle oo ku fatahay deegaano badan.Sawiro - May 20, 2013
Kadib fatahaad uu wabiga Shabeelle ka sameeyay degmada Kuntun-waarey ee gobalka Sh/hoose ayaa kooxda Shabaab ee ku sugan qeybo kamid ah gobalka waxa ay sameeyeen dadaallo ay biyaha uga xirayaan ...
Agaasimaha Hay’adda Nabad sugida oo beeniyay in ay Xildhibaano ka hor istaageen kulan ay yeelan lahaayeen.Dhageyso - May 20, 2013
Agaasimaha Hay’ada nabad sugida Qaranka Bashiri Goobe ayaa goor dhow oo maanta ah waxaa uu shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho waxaana uu ka hadlay war shalay saxaafadu ku sheegtay in ...
Madaafiic xalay lagu tuuray Madaxtooyada Dowladda Soomaaliya. - May 20, 2013
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xalay madaafiic xoogan lagu soo tuuray Madaxtooyada Soomaaliya. Madaafiicdan ayaa la shaagayaa in lagu soo tuuray Madaxtooyada Soomaaliya,waxaana la sheegay inay ku qarxeen meelo ...
C/raxmaan Xoosh Jabriil oo si adag uga soo horjeestay Maamulka Jubbaland. - May 20, 2013
Xildhibaan C/raxmaan Xoosh Jabriil oo ka tirsan Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya kana mid ah Gudiga dowladda loo xilsaaray arrimaha Jubooyinka ayaa sheegay in Gudigooda aysan aqoonsaneen in uu jiro Maamulka Jubaland. Xildhibaanka ayaa waxa ...
Wasiirada Arrimaha Dibadda oo maanta dalka dib ugu soo laabatay.Sawiro - May 19, 2013
Ra’iisul wasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Marwo Fawsiya Yuusuf Xaaji Aadam oo maanta dalka dib ugu soo laabatay ayaa ka hadashay socdaalkii ay ku joogtay muddooyinkan ...
Next Page »


![CALI-WARAN-CADE1[1]](http://jamhuuriyah.com/wp-content/uploads/2013/05/CALI-WARAN-CADE11.jpg)
![kkk41[1]](http://jamhuuriyah.com/wp-content/uploads/2013/05/kkk411.jpg)
![717[1]](http://jamhuuriyah.com/wp-content/uploads/2013/05/7171.jpg)

![fatahaadsh_9[1]](http://jamhuuriyah.com/wp-content/uploads/2013/05/fatahaadsh_91.jpg)





![CALI-WARAN-CADE1[1]](http://jamhuuriyah.com/wp-content/uploads/2013/05/CALI-WARAN-CADE11-150x150.jpg)
![kkk41[1]](http://jamhuuriyah.com/wp-content/uploads/2013/05/kkk411-150x150.jpg)
![717[1]](http://jamhuuriyah.com/wp-content/uploads/2013/05/7171-150x150.jpg)

![IMG_0287[1]](http://jamhuuriyah.com/wp-content/uploads/2013/05/IMG_02871-150x150.jpg)

![fatahaadsh_9[1]](http://jamhuuriyah.com/wp-content/uploads/2013/05/fatahaadsh_91-150x150.jpg)