wararka
Ciidamada Dowladda iyo kuwa Amisom oo howlgalkii ugu ballaarnaa si wadajir ah uga fuliyeen Muqdisho.Sawiro
Ciidamada Amaanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Iyo kuwa nabad ilaalinta ee Amisom ayaa howlaglkii ugu ballarnaa ee mudooyinkaan waxa ay si wadajir ah maanta uga sameeyeen
Qeybta wararka
Warancade”Soomaali sida Carab oo kale waxay noqon kartaa Wadamo yar-yar oo daris ah oo iskaashada”
Siyaasiga Cali Maxamed Waran cadde oo ka mid ah siyaasiinta ugu caansan somaliland oo maanta shir jara’id ku qabtay Magaalada Boorama ee Xarunta Gobolka Awdal
wararka Archives
Ciidanka Booliska ee Dowladda Federaalka ayaa maanta howlgal ka sameeyay xaafado ka tirsan Magaalada Muqdisho kadib markii habeen hore madaafiic lagu tuuray Xarunta Madaxtooyada dalka Soomaaliya. Ciidamada Booliska ee Dowladda Soomaaliya ...
Banaanbax looga soo horjeedo Mooshinka laga keenay Xukuumadda oo ka dhacay Magaalada Muqdisho.Sawiro - May 21, 2013
Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya waxaa maanta ka dhacay isku soobax ballaaran oo ay ka qeb galeen boqool qof oo ka mid ah dad weynaha ku dhaqan Maagaalada,kuwaasi oo ...
Baarlamaanka oo Fariin u Diray Xildhibaanada ka Maqan Fadhiga Baarlamaanka - May 21, 2013
Guddoonka baarlamaanka Soomaaliya ayaa digniin ama fariin u dirray xildhibaannada wali ka maqan fadhiyada baarlamaanka Soomaaliya, kuwaasoo intood badan ku sugan magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee baarlamaanka ...
Madaxweynaha Puntland oo xariga ka jaray 600 oo Guri oo loo dhisay Barakacayaal.Daawo - May 21, 2013
Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliland oo ka jawaabay hadlkii Madaxweynaha Soomaaliya. - May 20, 2013
Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Somaliland Ahna Gudoomiyaha Xisbiga Waddani C/raxmaan Maxamed C/laahi oo maanta shirjara'id ku qabtay Magaalada Hargeysa ayaa waxaa u jawaab ka bixyay hadalkii ka soo yeeray Madaxweynaha Dowladda Federaalka ...
Al-Shabaab oo biyo xireen usameynaysa wabiga Shabeelle oo ku fatahay deegaano badan.Sawiro - May 20, 2013
Kadib fatahaad uu wabiga Shabeelle ka sameeyay degmada Kuntun-waarey ee gobalka Sh/hoose ayaa kooxda Shabaab ee ku sugan qeybo kamid ah gobalka waxa ay sameeyeen dadaallo ay biyaha uga xirayaan ...
Agaasimaha Hay’adda Nabad sugida oo beeniyay in ay Xildhibaano ka hor istaageen kulan ay yeelan lahaayeen.Dhageyso - May 20, 2013
Agaasimaha Hay’ada nabad sugida Qaranka Bashiri Goobe ayaa goor dhow oo maanta ah waxaa uu shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho waxaana uu ka hadlay war shalay saxaafadu ku sheegtay in ...
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya iyo Wafdi uu hogaaminayo oo booqasho ku jooga dalka Suudaan. - May 20, 2013
Wasiirka Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Md,Cabdi xakiin Xaaji Maxamuud Fiqi iyo Wafdi ballaaran oo uu horkacayo ayaa xalay gaaray Magaalada Khartuum ee Xarunta Wadanka Suudaan,ka dib markii ay masuuliyiinta ...
Next Page »


![CALI-WARAN-CADE1[1]](http://jamhuuriyah.com/wp-content/uploads/2013/05/CALI-WARAN-CADE11.jpg)
![kkk41[1]](http://jamhuuriyah.com/wp-content/uploads/2013/05/kkk411.jpg)
![717[1]](http://jamhuuriyah.com/wp-content/uploads/2013/05/7171.jpg)

![IMG_0287[1]](http://jamhuuriyah.com/wp-content/uploads/2013/05/IMG_02871.jpg)

![fatahaadsh_9[1]](http://jamhuuriyah.com/wp-content/uploads/2013/05/fatahaadsh_91.jpg)

![gaashaandhiga_4[1]](http://jamhuuriyah.com/wp-content/uploads/2013/05/gaashaandhiga_41.jpg)

![CALI-WARAN-CADE1[1]](http://jamhuuriyah.com/wp-content/uploads/2013/05/CALI-WARAN-CADE11-150x150.jpg)
![kkk41[1]](http://jamhuuriyah.com/wp-content/uploads/2013/05/kkk411-150x150.jpg)
![717[1]](http://jamhuuriyah.com/wp-content/uploads/2013/05/7171-150x150.jpg)

![IMG_0287[1]](http://jamhuuriyah.com/wp-content/uploads/2013/05/IMG_02871-150x150.jpg)

![fatahaadsh_9[1]](http://jamhuuriyah.com/wp-content/uploads/2013/05/fatahaadsh_91-150x150.jpg)